17 ka mid ah shaqaalihii ku sugnaa Otto otto oo xubno isku mid ah ka dhaawacmay (Akhriso Sababta)

Ugu yaraan 17 qof oo isugu jira Mas’uuliyiin iyo shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Amniga Qaranka iyo Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka Somalia ay saaka iska soo tuuray  dabaqyada xafiisyadooda oo ku yaalla Dhismaha Xarunta Oto-Otto ee Magaaladda Muqdisho wax yar ka dib markii ay halkaas galeen dabley ka tirsan Al-Shabaab oo adeegsaneysay gaadiid qaraxyo laga … Continue reading 17 ka mid ah shaqaalihii ku sugnaa Otto otto oo xubno isku mid ah ka dhaawacmay (Akhriso Sababta)